(Sawirro) Duqa Muqdisho oo daah-furay barnaamij la magac baxay “Bulsho bile”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray barnaamijka Bulsho Bile oo ay ku tartami doonaan degmooyinka Muqdisho. Barnaamijka Bulsho bile waa baraamij cusub oo uu maamulka gobolka Banaadir ugu talagalay in lagu xoojiyo isdhaxgalka bulshada iyo sidoo kale dhiiragalinta soo bandhiga hal abuurka bulshada Caasimadda. Madasha munaasabdan … Continue reading (Sawirro) Duqa Muqdisho oo daah-furay barnaamij la magac baxay “Bulsho bile”